@DayaxStudio2019

Sanadguuro wacan galmudug. 2021💙💚🇸🇴

@nasra_abtidoon

GalMudug❤Hobyo❤Cabudwaaq❤
Guriceel❤ My dhiiga❤
 Dumashi Dayax wan Ku salamay🙏

@DayaxStudio2019

Thnk you so much all somaliweyn specially reer galmudug gabdheyda abtiyaashood &habar yaradeed allh idin xafido much  love galmudug teamdayaxdalnuurshe plz subscribe my YouTube channel dayax studio Thnk u 💪💪💪💖💙💚

@mursalmohamed5204

Dayax inuu cadaw badan leeyahy inta og hadana dayax uu ka guuleystan gacanta ha soo taagto dayax vivi wll fanan qalbi fcn aya tahay

@hodanabdullahi358

caadaado dhulka aabahy hargeysa idinka soo salamm💞💞

@anisatiiali5656

Wiil reer galmudug aa  jeclaahy iigu duceeya in asi ilaahay calaf iiga dhigo🥰🥰🥰❤caruurtayda mustaqbalka abahood like dhac haligu siiyo inta aqrisato❤🥰🥰💉

@noname1507

Ar caabudwaaq yaaka joogo😭😭😭😭 ani lee miyaa😢😔 laa Somaliweeyn waan idin salaamy iyo dadkeega Galmudug am galgudud💪💪🙏

@indhouroon5649

M.a anigoo Rer punt land aad baa idin salamayaa jir oo jooga dariska xalaasha ah ❣From Garowe 💚allow dhidibada uhay Galmudug 👏

@S_Siman2188

Rer Galmudug ma ahi wana jeclan jiray lkn malmahan si dacad ah Dhanka iyo Galmudug aya jaceyl ii walaya tlhi😂😂 love u rer Galmudug ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴

@sadakjb247

Reer Galmudug ukaca wllkin dayax Siyana Hestan Sharafteda ❤️❤️🇸🇴

@zack6859

Habar Gidir Family 👊❤ One Love 💕

@booqortoyoogadenreercabdil7136

Reer abtigay Galmudug HG hooyodey macan reerkodaa much love ❤️🥰😍

@abdalleomar2154

Galmudug Hanoolaato💪💪❣❣💕

@wayelkajaqafsada3142

Anigu nin reer galmudug ah ban ahay waliba nin reer caabudwaq waana kaaga mahadcelinaynaa dayax keep going bro

@talizoapdiraxman493

From burco love wlalhy galmudug waxa ay kucaantahy caldheriyo hobyoy kucaantahy cabudwaq wisil bay kucaantahy ceelbur balan baly kucaantahy 😍

@ayanahmed8433

Dayaxu ma Damo cirkana kama dago hadii aad reer galmudug tahay like ha ila dhaafin rabow dhibada u haay galmudug 🙏💚

@samiromuhiyadin5039

Xaradheere😍gobtii habargidir allow iidaaay

@shukriabdiqadir5952

Ninkii hela gabar hg siiba sacad wuxuu helay jana duni the Queen of the world  👸👸👸💑💑❤💘❤❤💖💖💥💥👑👑

@luckymohamed2030

Cadaado🔥🔥❤💖 dhulkeyga io Dadkeyga❤❤💋🔥🔥💖

@fatushbea5793

M.a heesteeni galmudug  dhulkeygii wacnaa viva galmudug  dhul udug  thank u dayax dalnuurshe ❤❤❤❤❤💋💋💋