Cawa waa jimce aan kuwad salino nabigena Muhammad scw scw scw ❤❤❤
Hooyo farxadeeda iyo murugteedaba ilaahay hadhawro hooyo qof aan maanta ka dooranayo majiro ilaahay abaalkeeda jano hakafhigo walaahi waan oo yigaaray ❤
Sundustayda caashaqa hbbt ilhy haku xafido wiilkan habada u ahy mascuud yarena ilhy ha xafido meluu joogaba haduu intaa hore ku dhaman lahaa galkacya joogaya horaa kabahyga ka dafi lahaa si aan bal anna dhincyga uga raadiyi any nawaley waa iga oohisay ee mar dambe sundustyda waxas hakula kaftamin❤❤❤❤
Abayo wad naga nixisay nawal ayanleh wan ilmaynay sundus farxad le kunagana mardambe hayelin sidas Haye. ❤❤❤ I love you sundus from jibuti nolaw habo mascud❤
Mascuud inuu lumo iska daaye irida xitaa inuu tago seynab boolo umay ugala ee ninkaas kaftan ma galo ❤❤
Gabdha kula joogay waa wallah rumaad ee ogoow Ladan samiya kiki afcad😊
Amiro iyo sundus waa naxaris ti oqof ah kama kagtaman wilshoda yaryar 2 gabdhod way kuso rafaden hooyoyin karti leh❤❤🎉
Mascuud jacayl badan iyo shumis badan baa lagu soo koriyey siduu hooyadii u shumiyey baad ka garaynaysaa maansha Allah ❤
hooyo ciyaaar magasho❤ allow hoyoyinken nooo xafid🔥❤️
Waa markaygi ugu horaysay aan comment soqoro horo usoco abayo sundus❤
Sundusay sidii anoo kula dhalay ayaan ooyay xiitaa waan dhawaaqay Hadana markuu qoslay qosol iyo farxad darteed waan il meeyay allaha hakuu dhawro wiilkaaga ❤
Sorry abaayo sundus wiilkaga ilaahay hakuxifdiyo xabiibti ilaahay makaaqaado curadkaaga 😢😢🎉
Wlhy sida unaxnaya abyo mrka tidha mascuud mahayno Ilahaya haku geyo adigo nabada wilka lsha Allah wada arkaysa lsago cafemada qaba guulayso sundus wanku wata Huno❤❤❤
Aan kuwada salino xabiibkeyna maxamed scw scw اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤
Omg wn naxay mrki hore lkn alhamdulillah aduu prank ahaya illahay wilkaga haku illaaliyo sundusay wllasha prank aan yarayn ayay kugu gady halis waye ❤❤😊😊
Ala walahi qalbiga i xanunay ax ilahey wax ku dhibo kuma tuso abayo sundus adi iyo wilkagaba 😢😢
Lawadaada waalid janada fardowsa allah ugu deeqo iso booqo Channel keyga ❤❤❤❤
Sundus saa unaxday baa una xay 😢 sundus teena caashaqa ❤
M.a sunduz wilkeyda sida OO udhahay maami m .a wu faraxsanahay wilkada Allah kuxafido Abayo mcn ❤wilkada mascud
@SaabariinAxmed-j3h