@UbaxSulub-h2w

Alhaunaxariito walaasheen aamiin farxiya  dayax walaal iskasamir  qalbiga Alehakuu  qabooji jiyo dadkaxun xun iskadhaaf guulayso walaal

@ismahaanmursal6850

M.a dayax and farxiyo jacyl kiinu hawaro isha xaasidka allha idin kaqabto qoys kii para kooba allha idin kadhigoπŸ’“πŸ’“πŸ’“πŸ’‘

@lailo1651

Quruxleuda sacad  waan kuwada jecel nahey adoga iyo hodan qirux haberyer soo barbarr iyo dim waali dayax  waxaan kahelaa sidaa ujeceshahey xaskaaga waa uqalantaa waa boqorada sacad saciud❀farxiyo gadan ayaan  uaqaan masha allah

@HawaMaalin

Ilaahay ha ku xafido dayaxoow adiga iyo hodan yariisay ilaahay cadowga ha idinka qabto

@sabriinashacban1954

Maasha allah hore u socda dayax iyo xaskiis farxiya tageero ayaan idaan hay noloshin farxad ku dhamayst

@sakiaweys7555

King of somali singrs and miss wrold

@nimceali9455

Farxiya iyo dayax ilah amarkis wan iska kin jeclahayβ€πŸ’―πŸ’―πŸ’―πŸ’―πŸ’₯πŸ’₯πŸ’₯

@nasiibabdirahman2245

Raggoo  dhan  dayax  Cml  ma  iska  noqdano  Sida  Xaaskiisa  u  ixtiraamayo  Aad  baan  idinkaga  dambeeyaaπŸ’―Farxad  aan  dhammaan    kuwaara  AbidπŸŒΉπŸŒ·πŸ’šπŸ’šπŸ’šπŸ€²

@deeqaluul9499

Farxiyo maalmahaan xafladaha saaid bee u tagtaa Waxaan u maleynaa wiilka yaraa oo ka Saqiiray inee isku maa weelineeso ilma kalo qeer badan Allah idiin siiyo

@ayanahmed2541

Dalka Nuur kiisa illahay hakuu daayo Farhia waayo hormar kaaga ayeey jcshahy illahay ha neyskuu kiidaayo. Heesahaaga jcl ka ku heesta keep going wllo

@aamiindaacad5568

Family πŸ‘ͺ qurux badan allh hydin xafidoh idin jeceliyah my people ❀

@indhokafiya4567

Say insha ugu wada gubaan naa maansha alaah dhava dhaliyaradaa is jecel dayana waa halyeey geesiya mansha alaah farxiya degena waa marwo sharaf badan mansha alaah isku waara ilaa  aakhiro

@axsaanaxsaan5094

Daad micnahaa gurka fahansan dayax iyo farxiyo πŸ’‹πŸ’‹πŸ’‹πŸ’‹ Alle haisukindaayo

@shaatielmishaati6184

Ninka kaliya ee fanaani ta heesaya ugu jeclahy inaa dhageesto horay socod wacan sxb

@nadranuura2952

dayax dalka nuurkisa eshcalaa quruxley aniga wala dhacee ya lakufey sideydo kaleπŸ‘ŒπŸ½πŸ‘ŒπŸ½πŸ‘ŒπŸ½πŸ‘ŒπŸ½πŸ‘ŒπŸ½πŸ‘ŒπŸ½πŸ‘ŒπŸ½

@farxiyokkkcizmaan6276

❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀ waxan ahay froom hobyo πŸ’‘ dayax and farxiyo guuulasta  heesti galmugud waliwasugah

@laabsifeeyeofficial

Ilaahay danbigaga Iyo kawaalidkaba hadhafe bleas subcribta hayla dhaafin

@fariixafariixa8372

Msha allh lamanah alle ha ni xafido farxiya quruxsan wllkey dayax isha alle ha niga xafido

@fariidafiican

Farhiya waa inaad is caateeysid quruxdaadii hore soo celi.  πŸ’―πŸ’―πŸ’―πŸ’―πŸ’―β€β€β€β€β€

@naruuro659

Jecliyaa Waxa hobyo sheega my home hobyo godanπŸ’‹β€dayax waa halka hees jeclnhy